Republic of Somaliland Representative Office in TaiwanTaiwan
Republic of Somaliland Representative Office In Taiwan |Republic of Somaliland Representative Office In Taiwan |Republic of Somaliland Representative Office In Taiwan |
(Mon - Friday)
admin@somaliland.tw
Chenggong Rd, Neihu District, Taipei City

Announcements

Taiwan 2021 Job Matching Program

Taiwan 2021 Job Matching Program

Mashruuc lagu kulan siinayo ardayda ka timi dalalka xidhiidhka diblomaasiyadeed la leh Taiwan iyo ganacsatada Taiwan ayay daahfureen Wasaaradda Arrimaha Dibbada Taiwan iyo urrur ganacsiyeedka TAITRA. Mashruuca oo socon doona May ilaa August 2021 waxa loogu tallo galay in ardayda ajaanibta ah ee Taiwan ka qalinjabiyaa ay shaqo ka heli karaan Taiwan. Kulanka waxa goob […]
Read More
Taiwan Fellowship

Fursad Cilmibaadhiseed (Taiwan Fellowship)

Waa deeq waxbarasho oo ay soo dalban karaan Professorada jaamacadaha, ardayda Phd-da diyaarinaya, iyo khubarada culuumta Social sciences iyo humanities. Gaar ahaan cilmibaadhisaha la xidhiidha Taiwan, cross-strait relations, mainland China, the Asia Pacific, iyo Sinology. Waqtiga Codsashadu waa: 1 May – 30 June 2021 Wixii faahfaahin dheeraad ah ka doono linkingan: https://taiwanfellowship.ncl.edu.tw/eng/apply.aspx?fbclid=IwAR2ah7qM8eCFuDJ6lln0PhuO9h3owXH7XtJQnHL6sQ_OSiqf3GJbda0STCA
Read More