Fursad Cilmibaadhiseed

Taiwan Fellowship

Fursad Cilmibaadhiseed (Taiwan Fellowship)

Waa deeq waxbarasho oo ay soo dalban karaan Professorada jaamacadaha, ardayda Phd-da diyaarinaya, iyo khubarada culuumta Social sciences iyo humanities. Gaar ahaan cilmibaadhisaha la xidhiidha Taiwan, cross-strait relations, mainland China, the Asia Pacific, iyo Sinology. Waqtiga Codsashadu waa: 1 May – 30 June 2021 Wixii faahfaahin dheeraad ah ka doono linkingan: https://taiwanfellowship.ncl.edu.tw/eng/apply.aspx?fbclid=IwAR2ah7qM8eCFuDJ6lln0PhuO9h3owXH7XtJQnHL6sQ_OSiqf3GJbda0STCA
Read More