Fursad Cilmibaadhiseed (Taiwan Fellowship)

Taiwan Fellowship

Waa deeq waxbarasho oo ay soo dalban karaan Professorada jaamacadaha, ardayda Phd-da diyaarinaya, iyo khubarada culuumta Social sciences iyo humanities. Gaar ahaan cilmibaadhisaha la xidhiidha Taiwan, cross-strait relations, mainland China, the Asia Pacific, iyo Sinology.

Waqtiga Codsashadu waa: 1 May – 30 June 2021

Wixii faahfaahin dheeraad ah ka doono linkingan:

https://taiwanfellowship.ncl.edu.tw/eng/apply.aspx?fbclid=IwAR2ah7qM8eCFuDJ6lln0PhuO9h3owXH7XtJQnHL6sQ_OSiqf3GJbda0STCA

Leave A Comment